Xildhibaanada Galmudug ee Cadaado oo doortay Madaxweyne cusub (Daawo Sawirro)

Axmed Maxamed Maxamuud (Baasto) ayaa goor dhow loogu doortay magaalada Cadaado madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug. Baasto oo horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa hadda noqonaya madaxweynihii labaad ee uu yeesho maamulka Galmudug. Doorashadda Maanta ka dhacday Cadaado ayaa waxaa ku tartamaayay labadda Musharax ee kala ah Axmed Maxamuud Xasan … Continue reading Xildhibaanada Galmudug ee Cadaado oo doortay Madaxweyne cusub (Daawo Sawirro)